farammuggoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld farammaggooggo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
farammaggooggoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(c.nafl.) Bahal jaadad badan leh oo badda ku nool oo leh jir buufimo yar la moodo iyo siddeed lugood ama gacmood oo dhuudhuuban oo hoos u jeeddada ku leh goobooyin yaryar oo wax ku dhega ama nuuga. ld farammuggo, faraley (1), farabbadan¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0