farandulleyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg farandullee. ld farandulleys, firindigleyn, firinndigleys.

farandullee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. Lugo iyo gacmo wada jira ku ordid (dad). ld firindiglee.

farandulleys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld farandulleyn.

firindigleyn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld farandulleyn.