faranfardee
Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2
Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)
Macnaha:
- 1. Faranfardo samayn, birinbirqayn. 2. Kor u boodboodid (siiba kalluunka marka biyaha laga soo saaro).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

