faraqarrar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Fantaxda u dhaxeysa faraha nafleyda. 2. Cudur faraha dhexdooda ku dhaca oo dhaliya dhaawac xanuun badan. 3. ld faraqaris.
  2. Faraha dhexdooda nabarro ku yeelasho.

faraqaris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cabbir da'mada roobka lagu cabbiro oo rays-qotonku faraha dhexdooda le'egyahay. ld faraqarrar¹ (3).