faraqsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg faraqsan. ld faraq- sanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
faraqsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax faraq leh ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00