farasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg faro. ld faarasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faro

Qaabnax: f.g/lg3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. 1. Wax fandharasho. 2. Cid farriin u dhiibasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faarasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld farasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur