faraxalasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg faraxalo. ld faradhaqad, faradhaqasho, farammayrasho, faraxalad.

faraxalo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-ashay, -alatay)

Macnaha:

  1. 1. Biyo faro ku dhaqasho. 2. Ka f.: hawl lagu guda jirey ebyid. ld faradhaqo, farammayro.

faradhaqad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld faraxalasho.

faradhaqasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld faraxalasho.

farammayrasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld faraxalasho.

faraxalad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld faraxalasho.