faraxalnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg faraxalan. ld faradhaqnaan, faradhaqnaansho, faraxalnaansho.

faraxalan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Macnaha:

  1. Wax farahiisu dhaqanyihiin ahaansho. ld faradhaqan.

faradhaqnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld faraxalnaan.

faradhaqnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld faraxalnaan.

faraxalnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld faraxalnaan.