faraxsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg faraxsan. ld faaraxsanaan, faaraxsanaansho, farax- sanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faraxsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax farax dareemaya ahaansho. ld faaraxsan, farxaansan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faaraxsanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld faraxsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faaraxsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld faraxsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur