faraxumoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Tuugo iyo wax qaadqaad. 2. ld faraxumeyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
faraxumeynQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg faraxumee. ld faraxumo (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00