farayaraan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg farayar. ld fara-yaraansho, farayari, farayaro.

farayar

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-raa, -rayd)

Macnaha:

  1. Wax aan tiro badnayn ahaansho.

farayari

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld farayaraan.

farayaro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld farayaraan.