farayaraysashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg farayarayso. ld farayaraysi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
farayaraysoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-stay, -satay)Macnaha:Ku f.: wax si wanaagsan u farsamayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
farayaraysiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld farayaraysasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00