farfarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. F. ah: meel biyo dhow oo laasaska laga qoto; xaarxaar. 2. Furuqdhoon. ld faarfaar¹.Dix biyo ka gureen iwm qodqodid. ld faarfaar².