farkannaxsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg farkannaxsan. ld farakannaxsanaan, farakannaxsanaansho, fargannaxsa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

farkannaxsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax farkannax hayo ahaansho. ld farakannaxsan, fargannaxsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

farakannaxsanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld farkannaxsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

farakannaxsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld farkannaxsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur