farraarreQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Meereeyeyaasha u dhexeeya dhulka iyo cirjeexda midkood; Mariikh.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
mariikhQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(c.fal.) Meerayaasha mid ka mid ah oo u dhexeeya dhulka iyo mushtarka; cirjeex; farraarre.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0