farriiqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg farriiq².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

farriiq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Butaaco, firdhad, finnin. 2. Tarriiq, dillaac.
  2. 1. (f.g) Dareere yar meel ka soo dhiijin. 2. (f.mg) Dareere yar meel ka soo dhiiqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur