farsugid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg farsug.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

farsug

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Macnaha:

  1. Farqoraal sixitaankeeda sugid.
  2. Arday in looxa macallinku cashar ugu qoro sugid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur