fartoomid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fartoon. ld farmid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fartoon

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-oomay, -oontay; -oomi)

Macnaha:

  1. Sidii loo baahnaa amar u qaadasho (qof). ld faran¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

farmid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld fartoomid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur