farxanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg farxan². ld farxanaansho.

farxan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-xamay, -xantay; -xmi)

Macnaha:

  1. Miro kuwa kale ku darsan noqosho.
  2. Miro wax kale ku darsan ahaansho.

farxanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld farxanaan.