farxumi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hab qoraal-gacmeed oo qof wax u qoro oo ay adagtahay si loo akhriyo. 2. Hab aan quruxsanayn oo qof u sameeyo farshaxan. ld farxumo.

farxumo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld farxumi.