fasaaxad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Hadal kari ogaan; codkarnimo. ld fasaaxo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

codkarnimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Codkar ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fasaaxo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld fasaaxad.