fasahaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fasahaad².

fasahaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dawga toosan oo laga leexdo. 2. Kibir.
  2. 1. Dawga toosan ka weecasho. 2. Kibrid.