fasaleetiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:1. Maro yar oo afka lagu tirto. 2. Maro yar oo midabo leh oo haweenku madaxa saartaan; masar. ld safaleeti.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
masarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Maro yar midabbo leh, jilicsan oo haweenku gambaystaan; fasaleeti. 2. Gabal maro ah, oo loogu talagalay dhididka, diifka iwm in la isaga tiro.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
safaleetiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-tiyaal, m.l/dh)Macnaha:ld fasaleeti.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00