fashaqin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fashaqi. ld fashaqis.

fashaqi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Dhar iwm biyo ku dhex ridid.

fashaqis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld fashaqin.