fashiiq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Shuux.

Lamidka: Shuux

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shuux

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Roob aan tabar lahayn oo dhibco yaryar.
  2. Roob aad u dhibco yaryar oo aan tabar lahayn di'id.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur