fasilnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fasilan. ld fasilnaansho, fasirnaan, fasirnaansho.

fasilan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Macnaha:

  1. Wax la fasilay ahaansho. ld fasiran (2).

fasilnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld fasilnaan.

fasirnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld fasilnaan.

fasirnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld fasilnaan.