fataan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof dadka isku dira; fidnoole; diradiroole.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fidnoole

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Qof dadka isku dira oo colaad dhex dhiga.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur