fatahaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Jabsashada ay biyo, bad, webi iwm ay jabsadaan xaydaankii ay ku jireen.