fatahnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fatahan². ld fatahnaansho.

fatahan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-hmay, -hantay; -hmi)

Macnaha:

  1. Wax la fatahay noqosho.
  2. Wax la fatahay ahaansho.

fatahnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld fatahnaan.