fatwo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Jawaabta mufti ka baxsho arrin diin ku saabsan oo adag.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur