faxalside

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. (baay.) Mid ka mid ah qaybaha taranka ee lab ee ubaxa. Waxay ka koobantahay qayb sare oo bacrinsami karta (faxal) oo ku dul taalla liif dheer oo ma dhaleys ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur