fayadaysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fayadaysan. ld fayadaysnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fayadaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax fay qaba ahaansho (xoolo ama dad).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fayadaysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld fayadaysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur