fayaqabid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg fayaqab². ld fayaqab¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

fayaqab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xaalad jirro la'aaneed oo lagu suganyahay. 2. ld fayaqabid.
  2. Xaalad caafimaadqab ku sugnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur