fayiig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Daymo aan indhaha aad loo kala qaadeyn iyadoo la fiirinayo wax fog ama iftiin xoog badan oo indhaha ka horyimaada.
  2. Ku f.: wax indho ku baniixin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur