faylaggoo

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-gooyay, -goysay)

Macnaha:

  1. 1. Nafley boqongoyn. 2. Cid khasaare ballaaran u geysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur