faylduubnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg faylduuban. ld faylduubnaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
faylduubanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa,-nayd)Macnaha:Neef, wax la faylduubay ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
faylduubnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld faylduubnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0