fayodhowrQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(daaw.) Cilmiga caafimaadka iyo aqoonta ilaalinta caafimaadka gaar ahaan horumarinta nadaafadda.