fededid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg feded.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

feded

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ddo, m.dh)

Macnaha:

  1. Wax cabsi awgeed uga cararid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur