federaali
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (siyaa.) Midow dhex mara gobollo madaxbannaan oo mid waliba leedahy sharcigeeda gudaha, laakiin uu ka dhexeeyo dastuur kaliya. ld federaal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

