feegaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Far la iska qoro iyadoo aan dan laga lahayn. 2. Farbarasho qof sameeyo.
  2. 1. Far aan dan laga lahayn qorid. 2. Farbarasho samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur