feeraarsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax la feeraariyay ahaansho. ld firaarsan.

firaarsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Macnaha:

  1. ld feeraarsan.