feerafuglee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leeysay)

Macnaha:

  1. Hiqhiqlayn.

Lamidka: Hiqhiqlayn

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hiqhiqlayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. hiqhiqlee. ld hiqlayn, hiqlays.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur