feernaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg feeran. ld feernaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

feeran

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Macnaha:

  1. Wax la feeray ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

feernaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld feernaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur