feetin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Qori qallalan oo caarad dhuuban leh oo wax muda. ld feertin, feytin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

feertin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld feytin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

feytin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld feertin, feetin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur