feeys

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. Maro calal ama cutub mayrax ah oo lagu tirtiro weelasha la culo; catir, cidaad.