feleg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cilmi al f.: xiddigaha wareeggooda iyo sida ay dadka u saameeyaan. 2. Xiddig weyn. 3. (-gyo, m.dh) Ayaandarro, dhibaato, hoog, masiibo. ld falag.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

falag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld feleg.
  2. ld falko.
  3. ld falki.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur