ferdanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ferdan. ld ferda- naansho.

ferdan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax fered ku dhacay ahaansho (qof).