ferdibbixidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ferdibax².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ferdibaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Iyadoo ruuxaan la adeegsanayo qof wax ka dahsoon loo sheego.U f.: ruuxaan isku soo dejin si qof wax ka dahsoon loogu sheego.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0