feredQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wax wanaagsan oo khayr leh. Tus. “Fered Alla ha kuu furo”. 2. Inkaar, habaar.Qof inkaar la helid.