ferenferQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld faranfar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
faranfarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:(c.nafl.) Naasley yar, god uu dhulka ka qotay ku nool oo leh laba ilig oo dhaadheer iyo af dhuuban. ld ferenfer.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0